Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la ansixiyay

Baarlamaanka dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha xukuummadda ee maanta la horgeeyay. 


Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la ansixiyay

Golahan wasiirada ee uu magacaabay Madaxweynaha Cusub ee DDSI Mustaf Muxumad Cumar ayaa waxaa ay isugu jireen Wasiiro iyo Maareeyayaal.

Madaxda cusub ee la magacaabay ayaa waxaa aad ugu yar dumarka marka la barbar dhigo haweenkii ka mid ahaa  maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar.

Badidood ayaa la sheegayaa in ay yihiin dad siyaasadda deegaanka ku cusub, una badan aqoonyahanno.

Section  Somali
Category   Local News
Tag  JIGJIGA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS