3 entries

Articles Published on August 31, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Beijing ayaa wada hadallo la yeeshay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga. 

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. 

Mareykanka oo ku hanjabay in uu isaga baxayo ururka ganacsiga adduunka

Madaxweyne Trump ayaa heshiiskii sanadkii 1994 lagu aasaasay ururka ganacsiga adduunka ee WTO ku tilmaamay heshiis ganacsi kii ugu xumaa taariikhda, waxa uuna ku hanjabay in dalkiisa uu isaga bixi doono ururkaasi.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS