Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ka hadashay la soo wareegitaanka Stadium Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha  Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ugu hambalyeysay bahda isboortiga dalka la soo wareegida garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho. 


Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha  oo ka hadashay la soo wareegitaanka Stadium Muqdisho

Marwo Khadijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ayaa sheegtay in dowlada ay diyaar u tahay inay u howlgasho sidii dayactir loogu sameyn lahaa garoonka, waxayna u mahadcelisay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dowlada federalka dadaalka ay u galeen sidii ay ciidamada AMISOM uga guuri lahaayeen garoonka weyn ee Stadium Muqdisho.

Halkan ka daawo Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga oo ka hadashay dib ula soo wareegida Stadium Muqdisho. 

 

 

Section  Somali
Category   Local News
Tag  muqdisho

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS