4 entries

Articles Published on August 28, 2018

Soomaali ka baxsatay xabsi ku yaala magaalada Tripoli iyo dowladda oo ka hadashay

Dagaal u dhaxeeya kooxo hubeysan oo Liibiyaan ah ayaa ka dhacaya magaalada Tripoli ee caasimada dalka Libya, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dhinacyada dagaalamaya. 

Xaaf: ”Dowladda Federalka mucaawino kama heyno, tii Beesha Caalamkana dhexd ayay ugashay”

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geedlle Xaaf  ayaa  ku dhaliilay Dowlada Federalka inaysan mucaawino siin isla markaana ka horistaagtay gargaarkii ay beesha caalamka ugu talogaleen Galmudug. 

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ka hadashay la soo wareegitaanka Stadium Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha  Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ugu hambalyeysay bahda isboortiga dalka la soo wareegida garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho. 

Daawo:Muxuu salka ku hayaa xariga Cabdi Max’uud Cumar

Shalay waxaa xabsiga loo taxaabay madax-weynihii hore ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar oo maalmihii ugu danbeeyay-ba xabsi ku guri ku ahaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS