Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idin heyno waxaa ka mid ah:Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, ayaa sheegay in la dhisi doono golaha adeegga Garsoorka oo aanan shaqeyn tan iyo wixii ka dambeeyay markii la kala diray sanadkii 2015 iyo Barnaamijka Nasiinadda Axada.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS