Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararlka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Taliska Baarista CID oo ka hadlay shaqsiyaad loo heyso xatooyo oo ay Xabsiga dhigeen Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ku qabteen magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi, waxa ayna halkaa kaga dhawaaqeen dagaal iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS