Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaaka mid ah:

Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa shalay oo jimco aheyd dib ula wareegay deegaanka Af-urur oo qiyaastii ku dhowaad 70KM u jirta magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari iyo Warar kale iyo Barnaamijka. 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS