4 entries

Articles Published on August 14, 2018

Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo xalay ku hoyday magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax ayaa xalay ku hoyday magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyagoo wada hadalo la yeeshay Madaxda ugu sareysa dalka. 

Qaxooti Soomaali iyo Eritrean ah oo saaran markab loona diiday inay gudaha u galaan qaarada Yurub

Qaxooti isugu jira Soomaali iyo Eritrean kuwaasoo tiradooda lagu sheegay inay gaarayaan 67 ruux oo ay carruur ku jiraan ayaa saaran markabka Aquarius oo taagan badda Meditereneanka waxayna la’ yihiin dal qaabila. 

Wasaarada Dastuurka oo u bandhigtay guddoomiyaha Baarlamaanka caqabadaha ka hortaagan dib u eegista Dastuurka

Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta xarunta golaha shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilmi. 

Xisbiga Wadajir oo sheegay inuu guuldareystay wada hadalo lagu xalinayay weerarkii guriga C/raxmaan C/shakuur

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadajir Sayid Cali Macalin Cabdulle ayaa sheegay inay guuldareysteen dadaaladii lagu xalinayay weerarkii 17-kii bishii December ay Ciidamo ka tirsan NISA ku qaadeen Hoyga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS