Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dekeda Muqdisho oo ah dekeda ugu weyn dalka Soomaaliya ayaa bilowday inay shaqeyso xilli habeen ah iyadoo dowlada federalka ay bilihii la soo dhaafay dadaal u gashay sidii ay dekeda habeen iyo maalinba u shaqeyn lahayd iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS