Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaaka mid ah:Wararka naga soo gaaraya degmada Balanballe ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ayaa waxa ay sheegayaan, in halkaa lagu qabtay rag hubeysan oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF, ee ka dagaalanta dhulka Soomaalida ee Itoobiya ay heysato iyo Warar kale iyo Barnaamijka.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS