3 entries

Articles Published on August 11, 2018

Imaaraadka oo qorsheynaya inuu dhiso dhuun shidaal oo isku xira Itoobiya iyo Eritrea

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qorsheyneysa inay dhiseyso dhuun shidaal oo isku xira magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo magaalada Dekeda leh ee Assab, iyadoo tani ay calaamad u tahay saameynta wadamada Khaliijka ay ku yeelanayaan dalalka Geeska Afrika. 

Xarunta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga oo muddo bil aan shaqeyn, kaddib weerarkii bishii July

Xaruntii Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Otto Otto ayaa muddo bil ah shaqeyn, iyadoo dhismaha xaruntaas uu ka muuqdo burburka weerarkii Al-Shabaab ku qaaday 7-dii bishii July ee la soo dhaafay. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS