Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ciidamada amaanka ee Muqdisho ayaa waxaa la Sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen rag watay Bambaanooyin iyo hubka fudud oo ah nuuca inta badan lagu geesto dilalka iyo weerarada qorsheeysay ee Caasimadda ka dhaca iyo Warar kale 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS