4 entries

Articles Published on August 5, 2018

Raiisul wasaare Khayre oo u amba baxay dalka Suudaan

Wafdigan uu hoggaaminayo raisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u amba baxay dalka Suudaan,iyadoo mas’uuliyiin ay ku sii sagootiyeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Dhallinyarada Muqdisho Oo Dalbaday In Amnigooda La Sugo

Qaar ka mid ah dhallinyarada Magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Axad ah iskugu soo baxay waddooyinka, iyaga oo dowladda ka dalbanayay in ay ilaaliso nabadgelyadooda, xilli ay kordheen dilalka Magaalada oo lala beegsanayo dhallinyarada. Isku soo baxaan ayaa ka dhacay Isgoyska KM5 ee Zope, waxaa uuna imaanayaa xilli maalintii Khamiista ...

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

DEG DEG:-Qarax gaari weyn loo adeegsaday oo ka dhacay Afgooye

Weerar Ismiidaamin ayaa Goordhaw waxaa lagu weeraray Saldhig Ciidanka Booliska Soomaaliye ay ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo 30km Galbeed Muqdisho kaga beegan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS