4 entries

Articles Published on July 27, 2018

Sawir qaade iyo Xildhibaan hore oo maanta lagu diley Muqdisho

Askari ka tirsan ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku diley  weriye sawir qaade ah iyadoo dilka weriyahana uu ka dhacay meel aan ka fogeyn Madaxtooyada dalka 

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan ololaha Isxilqaan

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah xoogagga waddaniyiinta ee laga hirgeliyey Gobolka Banaadir ayaa bogaadiyey sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu heellan yihiin in ay ka qeyb qaataan difaaca iyo dib u dhiska dalka .

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorshe Lagu Sugayo Ammaanka Caasimadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga, ahmiyadda Shirkii caalamiga ahaa ee waxbarshashada sare iyo natiijadii kasoo baxday Shirkii Madasha iskaashiga Soomaaliyeed ee Brussels. 

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Shan Shirkadood ka shaqeyn donaan qaadista xujeyda

Wasiiru-dowlaha Wasaarrada Arr Diinta iyo Aw-qaafta dowladda Soomaaliya ahna ku-simaha Wasiirka Diinta Cabdixakiin Xassan Ashkir ayaa isaga oo ku sugan dalka Boqortooyada Saudi Arabia in la bilaabayo soo qaadista xujeyda Soomaaiyeed ee guda-naya sanadkan waajibaadka Xajka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS