3 entries

Articles Published on July 22, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo bilaabay qaabilaada odayaasha iyo duubabka dhaqanka beelaha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay qaabilaada iyo la kulanka Odayaasha iyo duubabka dhaqanka ee beelaha, waxaana uu xalay la kulmay Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha Muddullood. 

Dood wadaag ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo ay ka soo qeybgaleen dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS