4 entries

Articles Published on July 18, 2018

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qadar

Kusimaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Amb Mohamed Mursal Sheikh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Amb. Xasan Xamza. 

Wasaaradaha Kalluumeysiga maamul goboleedyada oo hakiyay wada shaqeyntii Wasaaradda Kalluumeysiga Federaalka

Wasaaradaha Kalluumeysiga maamul goboleedyada dalka ayaa joojiyay wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga dowladda Federaalka Soomaaliya. 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Sweden

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay magaalada Brussels dhiggiisa Sweden Margot Wallström, oo ka qeybgashay gabagabada Madasha Wax wadaagga Soomaaliya oo ay goobjoog ka ahaayeen deeqbixiyeyaasha caalamiga. 

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa naga go’an in aan beegsanno talada saxda ah, annaga oo shacab iyo dowladba wada soconna

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed ay maanta haystaan fursad taariikhi ah oo ku aaddan xoojinta iskaashiga iyo hor-u-socodka dalka, taas oo dhabaha u xaareysa in la gaaro himilooyinka shacabka. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS