3 entries

Articles Published on July 16, 2018

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay wada hadal la furto Al-Shabaab

Wasiirkii hore ee Amniga dowladdii Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay wada hadal la furto Al-Shabaab, isagoo xusay in Shabaab aan kaliya dagaal lagu jebin karin. 

Afar Xisbi oo war murtiyeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka, ka hor shirka Brussels

Afar xisbi siyaasadeed oo mucaaradka ah ayaa war murtiyeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka, kaddib kulan labadii maalmood ee la soo dhaafay u socday, iyadoo qodobada laga soo saaray looga hadlay dhacdooyinkii u dambeeyay iyo tallaabooyinkii ay qaaday dowladda Federaalka. 

Shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Brussels

Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa maanta si rasmi uga furmi doona magaalada Brussels ee dalka Begium, iyadoo looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya iyo horumaradii la gaaray. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS