3 entries

Articles Published on July 15, 2018

Wasiri Ducaale “Dadka ka hadlaya jidadka xiran Al-Shabaab ayaa ka hadalsiinaya”

Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dadweynaha ku dhex jiraan, kana hadalsiinayaan markii la xiray Waddooyinka magaalada Muqdisho. 

Al-Shabaab oo labo ruux ku fulisay dil toogasho ah degmada Jilib

Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay shalay gelinkii dambe labo ruux ku fulisay dil toogasho ah, kaddib markii lagu soo eedeeyay inay horay dil u geysteen. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS