4 entries

Articles Published on July 9, 2018

C/casiis Xildhibaan “Aniga xilkeygii waxaa iska casilay 7-dii bishan, waa been in 5-tii bishan xilka la iga qaaday”

C/casiis Cali Ibraahim ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya, isagoo beeniyay in xilka laga qaaday. 

Xoghayahii Arrimaha Dibadda Ingiriiska Boris Johnson oo is casilay

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka UK Boris Johnson  ayaa iscasilay iyadoo arrintana ay dhabar jab ku noqonaysa dowlada ay madaxda ka tahay Theresa May iyadoo uu soo if baxay khilaaf ku saabsan ka bixitaanka Briatin ay ka  malain kahorna uu is  casilay baxaysa Midowga Yurub. 

Saraakiil iyo askar loo xiray qaraxii Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saraakiil iyo askar isugu jira Boolis iyo nabadsugid loo xiray tuhun ku saabsan weerarkii Sabtidii la soo dhaafay lagu qaaday Xarunta Otto Otto oo aheyd xarumaha Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga. 

Nuxurka Khudbadii Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed uu ka jeediyay Asmara

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo ku sugan magaalada Asmara ee dalka Itoobiya ayaa khudbad kooban ka jeediyay casho sharaf loo sameeyay kaddib kulan uu la qaatay madaxweynaha Ertirea.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS