3 entries

Articles Published on July 8, 2018

Al-shabaab oo Guryo ku gubay deegaanka Caad ee G.Mudug

Wararka ka imanayaa degaanka Caad ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaalamayal ka tirsan Al-Shabaab ay dab qabadsiiyeen Guryo badan oo ku yaala degaankaasi.

C/risaaq Cumar “Meeshii Amniga halbowlaha u aheyd in la weeraro waa in cid mas’uuliyadeeda qaadataa”

Wasiirkii hore ee Amniga ee Xukuumaddii hore C/risaaq Cumar Maxamed ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in loo baahan yahay in isla xisaabtan uu yimaado, sida ay ku suura gashay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Otto Otto. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS