Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Al-Shabaab oo sheegtay Qaraxii kaDhacay Dhismaha wasaarada Arimaha Gudaha ee Soomaalia Wararka ka imaanaya deegaanka Tukeraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Soomaaliland iyo Puntland ay Xalay isweydaarsadeen Madaafiic inkastoo aan la ogeyn cidda bilowday tuurista Madaafiicdaasi iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal Radio.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS