5 entries

Articles Published on July 7, 2018

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Dhalinyaradu waa maskaxda, xoogga iyo dhaqaalaha dalka”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay soo xiray Shirweynaha 3aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xoogga, maskaxda, dhaqaalaha iyo awood waliba oo dalku kula tartamaayo aduunyada kale ay yihiin dhallinyarada Soomaaliyeed.

Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Milateriga oo dad ku jiiray Muqdisho

Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa saaka dad ku jiiray Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. 

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir iyo Wasiir ku Xigeen

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka iyo wasiir ku xigeenka wasaaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland. 

DEG DEG: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa mid jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS