4 entries

Articles Published on July 6, 2018

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Dugsiga Tababarka Jen. Gordon ee horay Imaaraadka u maamulayeen

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khamiistii shalay kormeer ku tagey Dugsiga tababarka Ciidamada Gen. Gordon ee Magaaladan Muqdisho, halkaasoo ay horay u maamulayeen Imaaraadka Carabta. 

Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti kaga qeyb galay shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, halkaasoo uu kaga qeyb galayo Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. 

Muhiimada Aagga ganacsiga xorta ah ee ugu weyn qaarada Africa oo laga daah-furay Jabuuti

Waxaa maalintii shalay si rasmi ah looga daah-furay dalka Jabuuti Aaga Ganacsiga xorta ah ee jabuuti ee Shiinuhu dhisayo, kaasoo ah kan ugu weyn guud ahaan marka la eego qaarada Africa.

Xildhibaanno ku baaqay in la joojiyo dagaal ka soo cusboonaaday gobolka Hiiraan

Xildhibaannada maamul gobolleedka Hirshabeelle ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS