Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay inay dib u soo celiso wada hadaladii dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo sanadkii 1991-dii ku dhawaaqday inay tahay dal madax banaan iyo Barnaamijka Nasiinadda Axada 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS