71 entries

Articles Published in July, 2018

Al-Shabaab oo Muqdisho ku dishay mid ka mid ah ergadii soo dooratay Xildhibaanada

Rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ku dilay magaalada Muqdisho oday dhaqameed ka mid ahaa ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha shacabka. 

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay inuu dib u soo celinayo wada hadaladii Somaliland

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay inay dib u soo celiso wada hadaladii dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo sanadkii 1991-dii ku dhawaaqday inay tahay dal madax banaan. 

Akhriso: Donald Trump oo Farriin u soo diray Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin ku aadan Hambalyada Munaasabadda Maalinta Xornimadda ee 1-da Luulyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Is bedelo lagu wado in lagu sameeyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir (5 Degmo oo Miiska saaran)

Wararka laga helayo Xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inuu socdo qorshe is bedel loogu sameynayo qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo tan iyo shalay la hadal haayay in xilka laga qaadayo Guddoomiyeyaasha dhowr degmo. 

AMISOM oo raalli gelin ka bixisay dhacdadii Guddoomiyaha Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo kuxigeenadiisa ayaa kulan la qaatay Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Francisco Madeira. 

Senator Ayuub Ismaaciil oo la kulmay Xildhibaan ka tirsan Congress-ka Mareykanka

Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kulmay Adam Smith oo ka tirsan Golaha Wakiilada Mareykanka ee Congress-ka loo yaqaano,  isagoo kala hadlay xiriirka labada dal. 

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii 26ka Juunyo iyo 1-da Luuliyo. 

Dagaal u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka socda Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegay in dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-Shabaab uu ka socdo deegaanada Caad iyo Camaara. 

Sidee wareegga 8-da la isugu soo beegmay Tartanka Koobka Adduunka

Waxaa xalay la soo gabagabeeyay ciyaartii u dambeysay ee wareega 16-ka, iyadoo xulka Ingiriiska uu rigoorayaal ugu soo baxay wareegga 8-da , kaddib markii uu ka adkaaday xulka Colombia. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS