Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa goor-dhaw weerar culus ku qaaday Ciidamo isugu jira Soomaali iyo kuwa AMISOM oo marayay duleedka degmada afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta khudbad u jeedin doona Baarlamaanka Puntland oo maanta yeelanaya kalfadhigiisa furmaya, kaddib markii muddooyinkii u dambeeyay uu fasax ku maqnaa  iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal Radio.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS