Toos u Daawo: Imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ee magaalada Muqdisho

Diyaaradda sida Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa goor dhow soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu ka socdo diyaar garow aad u ballaaran. 


Toos u Daawo: Imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ee magaalada Muqdisho

Kooxda Muusikada Baambeyda iyo Ciidanka salaanta siinaya ayaa kud iyaarsan, waxaa garoonka la suray Calamada Soomaaliya iyo Itoobiya.

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ah mid rasmi ah ayaa noqoneysa tii u horeysay ee uu Soomaaliya ku yimaado, tan iyo markii uu xafiiska la wareegay.

Daawo Muuqaalka Tooska ee Garoonka Muqdisho.

Section  Somali
Category   Local News
Tag  muqdisho

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS