4 entries

Articles Published on June 16, 2018

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho, loona galbiyay Madaxtooyada

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, taasoo ah booqashadii u horeysay uu ku yimaado Soomaaliya, tan iyo markii xilka loo magacaabay bishii April ee sanadkan. 

Toos u Daawo: Imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ee magaalada Muqdisho

Diyaaradda sida Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa goor dhow soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu ka socdo diyaar garow aad u ballaaran. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Emory School of Medicine Harvey Health Podcast Episode #11: Preventing Hypertension

Emory medical students Kevin Hochstrasser and Eric Bethea interview Dr. Modele Ogunniyi, Associate Professor of Medicine and Assistant Medical Director of the Grady Heart Failure Program. They discuss the how to diagnose hypertension, ways to measure your blood pressure, and risk factors for high blood pressure.
audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS