3 entries

Articles Published on June 14, 2018

Haweeneydii u shaqeyneysay ICRC ee laga afduubtay Muqdisho oo la geeyay Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Haweeneydii u dhalatay Jarmalka ee bishii hore lagu afduubtay magaalada Muqdisho ayaa lagu hayaa meel ku dhow degmada Hobyo. 

Mareykanka oo shuruud ku xiray ka qaadida cunaqabateynta saaran Kuuriyada Waqooyi

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in cunaqabateynta saaran dalka Kuuriyada Waqooyi aan laga qaadi doonin, inta ay ka burburineyso hubka Nukliyeerka ah. 

Carruur ku geeriyootay dab xalay ka kacay xaafad ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho

Illaa saddex carruur oo walaalo ah ayaa ku geeriyooday dab xalay ka kacay xero barakacayaal oo ku taal degmada Wadajir, kuna dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS