3 entries

Articles Published on June 12, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Belgium

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgiumka u fadhin doona Soomaliya Nicolas Nihon. 

Saraakiisha ciidamada xooga oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni

Saraakiisha ciidamada xooga dalka ee gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in ciidamada Milatariga Soomaaliya oo kaashanaya ciidanka Jubbaland iyo kuwoo Mareykan ah ay dileyn 25 dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab kadib weerar ka dhacay degaanka Baar-sanguuni oo 50km u jira Magaaladda Kismaayo.

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo kulmay

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa ku kulmay goor dhow jasiirada Sentosa ee dalka Singapore.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS