Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxa ka mid ah:Wararka ka imaanaya deegaanka Baar Sanguuni ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in ciidamadii dowladda, kuwa Jubbaland iyo askartii mareykanka ay isaga baxeen deegaankaas, kaddib weeraro saacadihii la soo dhaafay ay wajahayeen iyo Barnaamijka Nasiinadda Adaxa Sagal Radio.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS