Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in weerar gelinkii dambe ee maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo lagu dilay askari Mareykan ah, halka lagu dhaawacay afar kale, kaddib markii wadada loo galay iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal Radio.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS