4 entries

Articles Published on June 8, 2018

Guddoomiye Yariisow oo amray in la joojiyo kaawo qodis ka socota agagaarka Kawaan Bari

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng Yarisow) ayaa soo saaray digreeto lagu joojinay howlaha dhul-simidda iyo kaawo qodista ee ka socda agagaarka Kawaan Bari ee degmada C/casiis, maadama ay keeneysey Khataro hor leh. 

Al-Shabaab oo xalay weeraray Saldhigga Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ee Waajid

Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa Itoobiya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. 

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Qatar ay ku sugan tahay midnimada siyaasada Soomaaliya

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digey cadaadis ugaga imanaya gudaha iyo dibbada midnimada dalka Soomaaliya waxana uu goluhu walaac ka muujiyay halista uu ururka Al-shabaab ku haya amaanka dalka Soomaaliya.

Soomaaliya iyo Jabuuti oo isku raacay in ay iska kaashadaan xoojinta amniga

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalkaas C/qaadir Kaamil Maxamed iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS