3 entries

Articles Published on June 2, 2018

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig Ciidanka Puntland ku leeyihiin Buuraha Galgala

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada Puntland ku leeyihiin Buuraha Galgala, gaar ahaan agagaarka Togga Bali Khadar oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Puntland. 

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerar cirka ah oo 31 May ka fuliyay meel 30KM koofur galbeed ka xigta magaalada Muqdisho lagu beegsaday dagaalamayaal ka tirsan Shabaab. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS