61 entries

Articles Published in June, 2018

Conversations With Council, Housing Affordability in Clarkston

audio

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig Ciidanka Puntland ku leeyihiin Buuraha Galgala

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada Puntland ku leeyihiin Buuraha Galgala, gaar ahaan agagaarka Togga Bali Khadar oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Puntland. 

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerar cirka ah oo 31 May ka fuliyay meel 30KM koofur galbeed ka xigta magaalada Muqdisho lagu beegsaday dagaalamayaal ka tirsan Shabaab. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Dowlada cusub ee Talyaaniga oo sheegtay in dalkeeda ka saarayso dadka soo galootiga ah

Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha dalka Talyaaniga Matteo Salvini ayaa  u digey dadka soo galootiga ah ee ku nool dalka Talyaaniga isagoo ugu baaqay inay boorsooyinkooda xirxirtaan. 

Xukunka Deg-degga ah oo laga qaadayo dalka Ethiopia

Golaha Wasiirada dowlada Ethiopia ayaa isku raacay in la qaado xukunka degdegga ah ee la saaray dalkaas bishii Febraayo ee sanadkan. 

General Gorod oo uga digey ciidamada Milatariga in ay fasax la’aan magaalada hub ku dhex qaataan

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed General Cabdiwali Jaamac Xuseen Gorod ayaa ka hadlay isku dhacyada ciidamada ku dhex mara magaalada Muqdisho isagoo digniin kasoo saaray Isku dhacyadaas.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Amniga ee ka furmay Baydhabo

Iyadoo goor dhow uu si rasmi ah u furmay shirka Golaha Amniga Qaranka ayaa waxaa Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo khudbado ka jeediyay kulanka ayaa ka hadlay ahmiyada ay leedahay amniga. 

Meydadka labo ruux oo lagu arkay xaafado ka tirsan Muqdisho

Meydadka illaa labo ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Oday da’ ah ayaa lagu arkay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS