Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxa ka mid ah:Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in uusan jirin wada xaajood ay dowladda Soomaaliya kala yeelatay Kenya ee ku saabsan arrinta Dacwada Badda oo horay u taallay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ. iyo Barnaamijka Nasiinadda Axada Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS