3 entries

Articles Published on May 19, 2018

Dowladaha Islaamka oo ku baaqay in la sameeyo Ciidamo ilaaliya dadka Falastiiniyiinta

Hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka oo shir aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Istanbul ee dalka Turkey ayaa ku baaqay in la sameeyo ciidamo difaaca dadka reer Falastiin ee gumaadka iyo tacadiga ay ku hayaan Ciidamada Israel. 

In ka badan 27,000 Arday oo maanta u fariisaneysa Imtixaanka shahaadiga ee sanadka 2017/2018

Imtixaanka kama dambeysta ee shahdaadiga Dugsiga Sare ayaa maanta la filayaa inay ka bilowdaan qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS