4 entries

Articles Published on May 18, 2018

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga Duulista iyo Hawada

Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyadoo golaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo sharciga Nashqadeynta magaalooyinka , waxaana golaha warbixinno siiyay qaar kamid ah wasiirada ka qeyb galay kulanka maanta.

C/weli Gaas “Muuse Biixi Hargeysa ayuu ka yimid, Tukaraq ayuu rabaa inuu Nabad ku joogo, suurta galna ma ahan

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali gaas oo maanta dib ugu laabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay dagaalka Tukaraq, duulaan uu sheegay in Somaliland ku soo qaaday maamulkiisa. 

Duufaano laga cabsi qabo inay ku dhufato Waqooyiga Soomaaliya

Duugaan xoog leh oo loogu magac daray ONE ayaa la sheegayaa inay ku soo fool leedahay waqooyiga Badweynta Hidniya, waxaa la filayaa inay saameyn ku yeelato Gobolada Waqooyiga Soomaaliya ee kulaala badweynta Hindiya. 

Clarkston Speaks, Men's Health, Care & Wellness

audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS