2 entries

Articles Published on May 17, 2018

Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kormeeray saldhigyada iyo koontaroolada laga sugo amniga Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kahyre oo ay wehliyeen Wasiirka Amniga, guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir, saraakiisha Booliska iyo Asluubta ayaa xalay kormeeray qaar ka mid ah  saldhigyada degmooyinka Gobolka Banaadir iyo koontarooladda maagaaladda, iyagoo u kuur galayay xaaladda guud ee amniga caasimadda. 

Wasiirka Amniga oo sheegay in jugtii caawa laga maqlay Muqdisho ay aheyd dheemish

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow  Ducaale ayaa sheegay in jugtii iyo dhawaaqii cuslaa ee caawa ka dhacay magaalada Muqdisho aanay aheyn madaafiic hoobiyeyaal ah, balse ay ahaayeen waxyaabo ka dhashay baaruudda qaraxda. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS