4 entries

Articles Published on May 16, 2018

Wasiirka Amniga oo ka hadlay qaraxyadii iyo jugtii caawa gilgilshay magaalada Muqdisho

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow  Ducaale ayaa sheegay in jugtii iyo dhawaaqii cuslaa ee caawa ka dhacay magaalada Muqdisho aanay aheyn madaafiic hoobiyeyaal ah. 

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo ku aadan dhalashada bisha Ramadaan u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  hambalyo ku aaddan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. 

C/raxmaan C/shakuur “Bayaanka ka soo baxay dowlad goboleedyada wuxuu xambaarsan yahay dhiilo culus”

Hoggaamiyaha Mucaaradka C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay shirkii dowlad goboleedyada ugu soo gabagaboobay magaalada Baydhabo, isagoo shan qodob ku cabiray bayaankii ka soo baxay shirkaas. 

Paul Lokech “Soomaaliya uma diyaarsana xilligan in AMISOM kala wareegto Ammaanka”

Taliyaha Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howl galka AMISOM Gen. Paul Lokech ayaa sheegay in xilligan ay Soomaaliya diyaar u aheyn in AMISOM kala wareegto Ammaanka dalka, isagoo ka digay in arrintan ay saameyn xun ku yeelatayo dadaalada xasilinta Soomaaliya. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS