Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararlka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegay in tiri Madaafiic ah ay Saakay ku garaaceen Saldhiga dowlada Turkiga ee deegaanka Jaziira ee magaalada Muqdisho.Wasaarada Datuurka, Cadaalada iyo Arimaha Diinta ee maamulka Jubbaland ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin shirka looga hadlaya arimaha Dastuurka oo maalinta berri la filayo in uu ka furmaya magaalada Muqdisho.iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Radio Sagal.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS