Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ciidamada AMISOM ayaa dhowaan la filayaa inay isaga guuraan Saldhigga ay ku leeyihiin Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, kaasoo ka mid ahaa xarumaha ugu waa weyn ee ay ka degan yihiin Muqdisho. iyo Barnaamijka Nasiinada Axada Sagal Radio.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS