Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal
Wararlka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) oo goob fagaare kula hadlayay dadka reer Berbera ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera. iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Radio Sagal.

 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS