Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararlka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:kulan degdeg ah oo looga hadlayo xaalada bani’aadanimo ee ka jirta Beledweyne, kaddib markii uu fatahaad sameeyay wabiga Shabeelle oo manta muqdisho ky yeelan doonaan Hay,adaha iyo Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Radio Sagal.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS