6 entries

Articles Published on April 20, 2018

Afhayeenka Baarlamaanka Ethiopia oo loo doortay ruux dumar ah

Baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa markii ugu horeysay loo doortay in guddoomiye ay ka noqoto haweeney waxaana xilkaas la wareegay wasiirkii hore ee haweenka dowlada Ethiopia Muferiat Kamil.

Miguel Diaz-Canel oo loo dhaariyay Madaxtinimada dalka Cuba

Miguel Díaz-Canel ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweynaha dalka Cuba isagoo bedelaya Raul Castro oo walaalkii Fidel Castro kala wareegay xukunka xilli uu xanuunsanayay sanadkii 2006dii.

Shirkii Golaha Wasiirada oo maanta loogaga hadlay xaaladda kala guurka ee ciidamada AMISOM

Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda, Xaaladda kala guur ee ciidamada AMISOM. Sidoo kalena waxaa lagu ansixiyay  Tubta Arrimaha Bulashada iyo xeer Mamnuucya jarista dhirta iyo dhoofinta Dhuxusha, iyada oo warbxino kala duwan laga dhagaystay qaar ka mid ah Wasiiradda.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Ethiopia Abiy Ahmed oo magacaabay gole wasiir

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihii hore ee wasiirada dalkaas isagoo bedelay wasiirkii hore ee gaashaandhigga.

Guddoomiye Cirro oo ugu baaqay Muuse Biixi inuu is casilo iyo hadalkii Imaaraadka oo xiisad ka dhaliyay Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Cirro ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi inuu is casilo, isagoo ku eedeeyay inuu dadka khiyaameeyay, isla markaana been u sheegay. 

Kenya oo shaacisay magacyada iyo sawirada rag lagu tuhmayo inay ku biireen Al-shabaab

Booliska Kenya ayaa soo bandhigay magacyada saddexda qof oo ay sheegeen in ay baadi goobayaan islamarkaana  abaalgud siinayaan cidda soo sheegta xogtooda.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS