5 entries

Articles Published on April 7, 2018

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee ka howgala Qaarada Africa ee AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha la heyn, meel u dhow degmada jilib ee gobolka Jubada dhexe, duqeyn taas oo dhacday gelinkii dambe ee Khamiistii aan ka soo gudubnay.

AMISOM oo war saxaafadeed ka soo saartay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya

Madaxa AMISOM Amb. Francisco Madeira ahna Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii arbacadii la soo dhaafay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynihii hore ee Brazil oo dhuumaaleysi ku jira

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Lula da Silva ayaa ku dhuumaaleysanaya dhismo ku yaalo magaalada uu ka soo jeedo ee ka baxsan Sao Paulo, kadib markii lagu amray inuu isku soo dhiibo ciidammada booliska ee dalkaasi.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Aadan Ducaale oo ugu baaqay dalalka IGAD kulan degdeg ay ka yeeshaan Xiisada Siyaasadeed ee Soomaaliya

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeysa Baarlamaanka iyo Xukuumadda, kaasoo curyaamiyay howlihii hey’adaha dowladda Soomaaliya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS