3 entries

Articles Published on April 5, 2018

QM “Qaban qaabiyeyaasha & maal-galiyayaasha Al Shabaab waa in la helaa”

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si weyn u falanqeeyay weerarada xoogeysanaya ee Al Shabaab la eegayaan fariisamaha AMISOM ku leeyihiin gobolada dalka Soomaaliya. 

Wasiirka Gaashaandhiga Uganda oo wax laga weydiinayo weerarkii Buulo Mareer

Baarlamaanka dalka Uganda ayaa u yeeray wasiirka gaashaandhiga dalkaasi, si wax looga weydiiyo weeraro 1-dii bishaan April Al Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada Uganda ay ku lahaayeen gobolka Shabeelaha Hoose.

Xildhibaanada taageersan Guddoomiye Jawaari oo dalbaday in loo soo celiyo Ilaaladiisa

Xildhibaanada la baxay Badbaadada Baarlamaanka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS