3 entries

Articles Published on March 27, 2018

Faah Faahin: Kulanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr Abdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi.

Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran iyo ammaanka xarumaha oo la adkeeyay

Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho ayaa saaka ah mid xiran, iyadoo lagu soo daadiyay ciidamo, waxaana arrintan la xiriiraa xaalado amni daro oo maalmihii la soo dhaafay ku soo kordhay magaalada Muqdisho. 

Al-Shabaab oo ka hadlay xiisada ka taagan Beledxaawo, Baaqna u diray shacabka ku nool

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay xiisada ka taagan degmada Beledxaawo, ee ka dhalatay darbiga ay Kenya dhiseyso, waxaana uu baaq u diray shacabka ku dhaqan degmadaas. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS