Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyano waxaa ka mid ah:Ciidamada amaanka ee maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa kala eryay Shacab ka hor tagayay dhismaha Ciidamada Kenya ay ka wadaan Xadduuda Soomaaliya iyo Kenya Gudigaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya islamarkaana loo xilsaaray xal uraadinta khilaafka ka dhex taagan Hey,adaha Sharci Dejinta iyo Fulinta ee Dowladda Soomaliya iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS