3 entries

Articles Published on March 19, 2018

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Jawaari ?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiye Maxamed Cusmaan Jawaari ee uu Mooshinka ka yaallo ayaa xalay ku kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo maalmahan Madaxweynaha hoy iyo xafiis ka dhigtay. 

Shan carruur ah iyo hooyadood oo ku dhintey guri ku gubtay magaalada Muqdisho

Shan carruur ah,hooyadood iyo qof marti u ahayd ayaa ku dhintey kadib markii saqdii dhexe ee xalay uu dab qabsaday guri ku yaal degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. 

Xildhibaan Fiqi “Xildhibaanada Golaha shacabka waxay isku dhaarsadeen in la badbaadiyo Baarlamaanka”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay isku dhaarsadeen sidii loo badbaadin lahaa Baarlamaanka, oo uu ugala jeeday Guddoomiye Jawaari.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS